Weerar lagu laayey Saraakiil & ciidamo 10 ka badan oo caawa ka dhacay Afgooye

Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan DF oo tiradoodu ka badan tahay 10 askari ayaa caawa lagu laayey duleedka degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ka dib markii gaadiid ay wateen jidka loo galay. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadan ay ka dhaqaaqeen degmada Afgooye caawa maqribkii iyagoo u gurmanaya ciidamo oo kale oo ka soo baxay degaanka … Continue reading Weerar lagu laayey Saraakiil & ciidamo 10 ka badan oo caawa ka dhacay Afgooye